Daawo Muuqaal:- Qaabkii iyo sida ay u fuliyeen dhalinyaro ka tirsan Alshabaab dilkii ay u geysteen gabar Soomaali ah!

Daawo Muuqaal:- Qaabkii iyo sida ay u fuliyeen dhalinyaro ka tirsan Alshabaab dilkii ay u geysteen gabar Soomaali ah!

daajis.com:-Qaabkii iyo sida ay fuliyeen dhalinyaro ka tirsan Alshabaab dilkii ay u geysteen gabar Soomaaliyeed oo ahayd ardeyada ayaa markii ugu horeysay waxaa ka hadlay dhalinyaradii fulisay dilkaas naxariis darada ahaa ee loo geystay gabadhaas Soomaaliyeed. 

Laba ka mid ahaa dhalinyaradii fulisay dil naxariis daro ahaa oo qorsheysnaa oo lagu dilay gabar lagu magacaabi jirey Nafiso Cismaan Salaad (AUN) ayaa markii ugu horeysay waxaa ay si faah faahsan oo ku saabsan sida ay wax u dhaceen waxaa ugu hadlay labadaas dhalinyarada ah oo sheegay ama qirtey inay ayagu ay fuliyeen dilkaas islamarkaana ay u soo direen inay fuliyaan madax ka tirsan kooxda Alshabaab, Dhalinyaradaas ayaa waxay sheegeen inay gabadhdas ay gurigeeda kala baxeen islamarkaana ay xabad la dhaceen xili ay weerarkaas ku wehelinayeen 2 ruux kale oo iyagu wali aan gacanta lagu soo dhigin. 

Ugu dambeyntiina iyadoo dilkaas naxariis darada ah ee loo geystay gabadhaas ardeyda ahayd ee gurigeeda sida xooga ah loogala baxay xilli ay goobtaas ku sugnaayeen waalidkeed iyo walaalaheed uu ahaa mid naxdin iyo argagax ku reebay dhamaan dadka Soomaaliyeed ayaa arinta la yaabka leh waxay tahay in dhalinyarad fulisay dilkaasi ay ahaayeen dad aan laga fileuyn arintaas maadaama ay yihiin dad si caadi ah maalintii ugu heysto degaakaas ganacsiyo kala duwan habeenkiina fuliyo dilal qorsheysan oo loo geysnaayo dad la bartilmaamsaday. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada