Daawo Sawirada:- Haweeney jirta 113-Sano iyo Oday jira 70-Sano oo Dhawaan Jaceyl isku guursaday

Daawo Sawirada:- Haweeney jirta 113-Sano iyo Oday jira 70-Sano oo Dhawaan Jaceyl isku guursaday

daajis.com:-Haweeneyda lagu magacaabo Azatihan Sawuti oo 113 sano jir ah ayaa waxa ay la aqal gashay Aimti Ahemti oo 70 sano jir ah, waxaana xaflada arooskooda lagu dhigay magaalada Bachu ee galbeedka gobalka Xinjiang ee dalka Shiinaha.

Guurkooda ayaa waxa uu dhacay lix bilood uun kadib markii ay is-jeclaadeen
Xaflad aad u qurux badan ayaa loo dhigay lamaanahaan, waxaana kasoo qeyb galay dad badan oo isku deegaan ay yihiin, waxa uuna odaygu sheegay in uu ku faraxsanyahay guurka inkasta oo ay ka weyntahay uusanna qiimeyneyn arintaasi ee jaceylkiisa uu tix gelinaayo.


Waxa ay kulankoodii ugu horeeyay yeesheen bishii December ee 2013-ka waxa ayna xilligaa kadib ahaayeen saaxiibo jaceylku kusii fogaanayay.


Duqdaan ayaa waxa ay codsigii ugu horeeyay kadiiday seygeeda kadib markii uu usoo bandhigay qorshaha guurka iyada oo ka xishootay in ay aqal gasho da’deeda badan aawadeed.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada