Daawo Video: Maxaa ka taqaanaa Nolosha iyo Kaftanka Xasan Sheekh Qosol iyo Qaraaraxo.

Daawo Video: Maxaa ka taqaanaa Nolosha iyo Kaftanka Xasan Sheekh Qosol iyo Qaraaraxo.

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah taliyaha dalka Xasan Sheekh Maxamud oo socdaal ku joogay dalka Koonfur Africa ayaa la kulmay Qaar ka mid ah Saxaafada Soomaalida ee dalka South Africa Joogo inta uusan madaxweynaha shirkiisa jaraa’id bilaabin ayaa waxaa hadalka qaatay Agaasimaha Tv-ga qaranka Soomaaliyeed C/qaadir Axad Ahna Madaxa Sare ee Maaliyada ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SOJASA wuxuuna mid mid u baray saxafiyiintii ka soo qeyb gashay.




HALKANI KA DAAWO VIDEO XIISO LEH



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada