Daawo Video:- Heestii Noowada ee Rabka iyo Baashaalka Badnaa oo Youtube-ka Dib loogu soo celiyey,

Daawo Video:- Heestii Noowada ee Rabka iyo Baashaalka Badnaa oo Youtube-ka Dib loogu soo celiyey,

daajis.com:-Heestani oo uu qaaday fanaanka hadda caan baxay ee Koonfur Africa jooga Axmed Kaafi Ak oo ay fanka garab weyn ku siiyeen ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Sojasa ayaa maanta heestiisii horey u daawatay in ka badan sedex boqol oo kun oo qof.

Ayaa dib loogu soo celiyey hadaba dad badan oo heestani ku heystay ayaa is weydiinaya dib u habaynta lagu sameeyey heesta iyo waxa iska badalay iyadoo taageerasha fanaanka ay xiriiro dhaw lasoo sameeyeen shabakada Warbaahinta Quman ee Xogmaal Media.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada