Daawo Video: Fanaanka Caanka Ah Ka'nan Oo La Baashaalaya Lamaanahiisa Lupita Nyong’o....

Daawo Video: Fanaanka Caanka Ah Ka'nan Oo La Baashaalaya Lamaanahiisa Lupita Nyong’o....

daajis.com:-Heesaga Somaliga K’naan Warsame ayaa la arkay asago casho u daadihinaya saaxiibtiisLupita Nyong’o,lamaanahan ayaa jaceylkooda la xishooda sida lasoo sheegay balse dhawaanahan lagu arkayay wadooyinka New York ayagoo jaceyl ku jilaya.

Gabarta ku guleysatay Oscar Lupita iyo K’naan ayaa casho u doontay maqaayad Talyaani ah oo ku taal Brooklyn laguna magacabo Dino, Waxeyna u muuqdeen kuwo aad isku jecel, sida wargeysyadu sheegayaan waa ay is shuminayeen gacmahana waa is heysteen, waxaana soo sheegay dad meesha ku sugna.

Lupita iyo K’naan ayaa si sir ah iskula socday laga soo bilaabo September sanadki lasoo dhaafay.


Halkaan Riix Ee Daawo Video -ga

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada