M/weyne Xasan: Ma jiraan wax khilaaf ah oo inoo dhexeeya Aniga iyo R/wasaaraha

M/weyne Xasan: Ma jiraan wax khilaaf ah oo inoo dhexeeya Aniga iyo R/wasaaraha

daajis.com:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud ayaa meesha ka saaray wax khilaaf ah in uu dhexeeyo Hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya.

Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in arrimaha ku aadan ismaandhaafka Hay’adaha dowladda ay yihiin kuwa ay buun buuninayaan dad uu ku tilmaamay warxumo tashiil.

“ Dowladdu ma u dul qaadan doonto cid kasta ee amniga wax liddi ku ah baraarujineyso sida Wariyayaal ka hadla Idaacadaha Maxalliga qaarkood.

Hadalka Madaxweynaha ayaa imaanaya xilli dhawaanahaan la hadal hayay in uu khilaaf ba’an soo kala dhex galay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Max’ed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada