VIDEO:- Spain oo lagu qabtay Lix nin oo Al-Qaacido ka tirsan oo ciidamo u diri jiray dalal ay Somalia ka mid tahay

VIDEO:- Spain oo lagu qabtay Lix nin oo Al-Qaacido ka tirsan oo ciidamo u diri jiray dalal ay Somalia ka mid tahay

daajis.com:-Ciidamada dalka Spain ayaa xabsiga dhigay Lix nin oo looga shakisan yahay inay ka mid yihiin Urur weynaha Al-Qaacida.

Howlgal ay ciidamada Booliska Spain sameeyeen ayaa lagu soo qabtay Lixdan nin, kuwaasi oo looga shakisan yahay inay maliishiyaadka u qori jireen Al-qaacida, kadibna u diri jireen dalalka ay ka mid yihiin Mali, Soomaaliya iyo Libya.


Xubnaha la qabtay ayaa waxaa ku jira nin kusoo tababartay dalka Mali, inkastoo dhalashadooda aan la shaacin iyo magacyadooda.


Warkani ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijisay Wasaaradda arrimaha gudaha dalka Spain oo tilmaamtay in raggani la qabtay ay ahaayeen shabakad isku xeran ilaa dalka Marooco balse ciidamada labada dhinac oo iskaashaday ay burburiyeen.

DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada