DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha oo xalay u kuur galay dhaq-dhaqaaqa caasimadda

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha oo xalay u kuur galay dhaq-dhaqaaqa caasimadda

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kor-meeray saldhigyada qaar ee booliska kuwaas oo ku yaal degmooyinka gobolka Banaadir, isagoona kusoo wareegay inta badan degmooyinka.

Madaxweynaha oo safarkiisu ay ku wehliyeen saraakiisha amniga, wasiiro iyo xildhibaano ayaa waxaa ay booqdeen sidoo kale goobaha ganacsi ee wadada Makka Al Mukarrama, isagoona qeybaha kala duwan ee bulshada halkaasi kula kulmay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada