DAAWO Sida KENYA looga cararayo iyo halista weyn ee ku soo fool leh

DAAWO Sida KENYA looga cararayo iyo halista weyn ee ku soo fool leh

daajis.com:-Tan iyo markii ay labo jibaarmeyn weerarrada Kenya lagu hayo, waxaa walaac weyn ka muujiyay waddamada reer galbeedka ee saaxibka la ah Kenya.

Haddaba Kenya howgalka ciidankooda ay ka wadaan Soomaaliya, wuxuu u horseeday uun dhib weyn iyadoo dhaqaalaheeda iyo ammaankeeda uu halis ku jirro.

Toddobaadkan afar dal oo kala ah Maraykanka, Britain, Faransiiska iyo Australia ayaa soo saaray digniino ku aadan in muwaadintooda ay isaga baxaan dalkaas, maadama laga cabsi qabo weerarro Shabaab ay ka geestaan dalkaas.

Walaaca ay muujinayaan dalalkan ayaa is soo taraya wuxuuna keenay in dhaqaalaha dalka Kenya uu noqdo mid ku dhow in uu meesha ka baxo.

Sidda sawirka idiin muuqda cadaan badan ayaa ka baxaya dalka Kenya kuwaasoo doonaya in ay dib ugu laabtaan dalkooda maadama loo sheegay in ay jiraan khataro xilli kasta dhici kara.

Halkan hoose daawo sawirro muujinaya sidda cadaanka ku sugan Kenya ay dalka uga baxayaan kuwaasoo buux dhaafiyay garoonka diyaaradaha si ay u baxaan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada