Guddi Xaliya is qab qabsiga Maamulka ,Guryaha iyo Dhulka Muqdisho oo markii ugu horeesay la sameeyay

Guddi Xaliya is qab qabsiga Maamulka ,Guryaha iyo Dhulka Muqdisho oo markii ugu horeesay la sameeyay

daajis.com:-Gudoomiyaha gobolka banaadir Ahna Duqa magaalada muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muugaab ayaa magacaabay Gudiga xalinta Khilaafaadka Kaas Oo howshiisu Noqon Doonto in Ay xaliyaan wax walba oo keeni kara is Qabsi Sida Maamulka ,Dhulka guryaha.

Magacaabista gudigan ayaa waxay Dawo u noqonaysaa Shacabka soomaliyeed oo qabay cabashooyinka ku aadan Dhulka waana gudi Madax banan oo La soo xulay Loona idmaday in xal waara ka gaaraan Wixii taraan Turo ah oo ay Qabto Bulshada Soomaliyeed .

“Cid Walba gurigeeda waa Dhisan kartaa waana iibsan kartaa mana jirta Cid Ku heysata laakiin wixii la isku qabsado waa in la kala saaro iyadoo ay Ku salaeysan tahay Cadaalad iyo ka run sheegid taas waxaa Gundhig u ah maxkamada iyo Cida kale oo ay Quseeyso saas waxaa yiri Gidoomiyaha Gobolka banaadir Ahna Duqa caasimada”

Magacaabista Gudiga ayaa waxay ku soo beegmeysa Xili ay Bulshada ku dhaqan caasimada ay Baahi weyn u qabeen si loo gaaro himilada ay Higsanayso caasimada oo ah in la gaaro iyada oo aan wax is qab qabsi ah aysan ka jirin Oo Ku saleysan Dhul.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada