Daawo Video: Hees Cusub oo Qiso Dhab ah Wadata, Xaalad Xun iyo Calaacal, Muuqaalkii ugu danbeeyey sanadka 2014 oo aad u qurux badan Official Video

Daawo Video: Hees Cusub oo Qiso Dhab ah Wadata, Xaalad Xun iyo Calaacal, Muuqaalkii ugu danbeeyey sanadka 2014 oo aad u qurux badan Official Video

daajis.com:-Waa Hees Cajiib ah oo wadata qiso dhab ah oo dhacdday iyadoo heestani loo duubay si qurux badan isla markaana la tagay meelaha ugu qaalisan qaarada Africa iyadoo si Official loo duubay muuqaalkani oo noqonaya muuqaalka ugu danbeeya oo ay soo duubaan fanaaniinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaa ilaa iyo hadda inta la ogyahay ama la shaaciyey.


Fanaanka Qaadaya heestani ayaa lagu magacaabaa Daa’uud Daacad oo ka tirsan fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa.

HALKANI KA DAAWO VIDEO HEESTA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada