DAAWO VIDEO: Dhacdo Naxdin badan Odaygii Soomaliyeed ee lagu Cunay Wadanka Koonfur Africa

DAAWO VIDEO: Dhacdo Naxdin badan Odaygii Soomaliyeed ee lagu Cunay Wadanka Koonfur Africa

daajis.com:-Dhacdo cajiib ah oo ka dhacday magaalada Durban ee dalka Koonfur Africa taas oo aheyd Dhacdo yaab leh, waxaana Lasoo Bandhigay oday soomaliyeed oo Laysku dayey In La Cuno.


Wariye Deeq Darajo oo soo Wareystey Odaygaasi Soomaaliyeed, Wuxuuna soo bandhigay meelaha laga Qaniinay, iyo Sidoo kale waxa goobtaasi ka dhacay, Arintaan ayaa noqotay mid aad looga hadal hayo magaalada Durban ee ay ka dhacday Arintaani ee nala daawo adaa yaabi doonee.
 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada