DAAWO VIDEO:- Ma rumeysaneysaa canug 7 sano jir ah oo murqahaan leh?

DAAWO VIDEO:- Ma rumeysaneysaa canug 7 sano jir ah oo murqahaan leh?

daajis.com:-Giuliano Stroe,waa 9 sano jir, walaalkiis Claudiu, isna waa 7 jir, Waxay doonayaan ineey noqdaan Murqaaniistayaal.

Maalinki 2 saacadood, ayay GYM sameeyaan si ay u dhisaan Murqaha Gacmahooda iyo Xabadka.

Aabahood  Lulian? 35 jir ah, waxa uu usoo wareejiyay magaalada  Florence, si uu dhaqaalo iyo Caanimo ugu helo.

Caruurtaan oo u dhasheen dalka Romania, hada waxay qorsheeynayan ineey u wareegaan Ingiriiska, si ay usoo jiitaan taageerayaal badan.

Dhaqaatiirta ayaa caruurtaan waalidkood u sheegeen in xiligan aysan caafimaad ahaan u wnaaagsaneyn jirkooda, waxaana suuragal ah in koriinshahooda hoos u dhacdo, iyadoo dhaqaatiirta ay ku taliyeen in marka ay baaluqaan sameeyaan Gym.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada