Top News:- Away Meeydadkii ragii isku Qarxiyay Baarlamaanka Soomaaliya yaasa baaro oo xagee la geeyaa intaan la duugin ?

Top News:- Away Meeydadkii ragii isku Qarxiyay Baarlamaanka Soomaaliya yaasa baaro oo xagee la geeyaa intaan la duugin ?

daajis.com:-Ma ahan markii ugu horeeysay oo ay ciidamada Sirdoonka Dowlada si toos ah ula wareegaan Meeydadka Al Shabaabkii isku qarxiyay baarlamaanka Soomaaliya.

Ragii isku qarxiyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saacado yar Meeydadkooda waxay yaaleen goobtii la isku fara saaray balse intaas ka dib sidii awalba la filayay waa la qaatay Meeydadkii.

Meeydadka Shabaabka is qarxiya ayaa inta badan waxaa la mariyaa Daawo jirka qalajiso oo ruuxa Meeydka ah uu gaari karo ilaa ku dhawaad Bil inta baariistu ku socoto.

Raga is Qarxiya Meeydadkooda ayaa mara 3 gacan ama 3 baaritaan kaas oo kala ah 1- Hay´ada Nabadsugida , 2 ciidamada AMISOM iyo 3-rag qabiiro ah oo ka soo jeeda dalalka Yurub iyo Mareeykanka kuwaas oo si casri ah u baaro dhiiga Rag badan oo weli ka barbar dagaalamaya ururka Al Shabaab, sanado yar ka horna ka soo baxsaday dalalkaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada