daajis.com:-Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waayihii u dambeeyay waxaa ka soconayay Horumar dhan walba ah kaasoo la jaan qaadayay dunida koowaad waxaana magaalada ku soo kordhay waxyaabo aan horay looga aqoonin.
Shacabka Muqdisho ayaa la yaabay Bandhigyo aan nuucyadooda horay loo arag oo ku soo kordhay Horumarka Magaalada ka soconaya iyo Shacab badan oo aad uga helay in arin kani waa hore loo bahnaa kadib markii wax yaabo badan ay ka faa'ideyn shacabka ee nala daawo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:47 and have
, Published at