DAAWO VIDEO :- Si aad ah indhaaga usoo jiidan doono , Sharafta Calanka Soomaaliyeed oo ay dad cadaan ah muujiyeen,

DAAWO VIDEO :- Si aad ah indhaaga usoo jiidan doono , Sharafta Calanka Soomaaliyeed oo ay dad cadaan ah muujiyeen,

daajis.com:-Waa muuqal run ahaantii marka aan daawaday igu reebay jiririco iyo dareen wadaniyadeed kaasoo aan jecleestay in ay ay Akhristayaasheena nala wadaagaan si ay u dareemaan sharafta iyo qiimaha uu leeyahay calan walbo.

Sideedaba calanku waa luuqad ay bulsho walbo ku hadasho waxaana u daaday dhiig fara badan sidii lagu hir elin lahaa , aragtidiisa ama taabashadiisa waa uun maro balse qalbiga Bulshada markaasi iska leh saameen weyn ayuu uleeyahay.

Muuqaalkaan aan rabo inaad ila daawataan waa hees si aad ah caan uga noqotay guud ahaan caalamka , waxaana gabadhani aad hoos ka aragtaan soo bandhigeysaa ficil cid walboo Soomaali ah farxad gelin doona hoos ka daawo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada