DAAWO VIDEO: Soomalida America oo soo saaray Hees uu horay u Qaaday Al-fanaan Pharrall

DAAWO VIDEO: Soomalida America oo soo saaray Hees uu horay u Qaaday Al-fanaan Pharrall

daajis.com:-Somalida ku nool Wuqooyiga Amerika khaasatan gobolka Minnesota ayaa soo saaray muuqaalka heesta caanka ah uu qaaday Pharrall ee Happy. Heestan oo leyskugu keenay dhalinyaro aad u badan ayaa wadooyinka ku dheelaya ayago matalay qaabka loo duubay heesta Pharrell.


Muuqaalkan ayaa ka dareemi in tartiib isku walaaqayan dhalinyarta taasoo aad uga duwan muuqaalka heesta Happy.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA HEESTA HAPPY MINESOTTA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada