DHAGEYSO: Fu’aan Shongole “Tabarteena Maaha Kenya”

DHAGEYSO: Fu’aan Shongole “Tabarteena Maaha Kenya”

daajis.com:-Shiikh Fu’aad Maxamed Khalaf (Shongole) oo ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab ee Dhinaca Dacwada uqaabilsan ayaa fagaaro ku yaallo degmada Baardheere Shalay gelinkii dambe waxa uu ka jeediyey Khudbad dheer oo dhinacyo badan uga hadlay.

Fu’aad Shongole ayaa ugu horeyn waxa uu si kulul uga hadlay Duqeynta ciidanka Kenya ka geysteen Jilib isagoo sheegay in weerarkii dhawaan ka dhacay Mandheera ay kusoo furteen Hub iyo Saanado kale shalayna ay kusoo bandhigeen Baardheere.

Waxa uu sheegay Fu’aad Khalaf inay Al Shabaab Awood ahaan iska dhicin karin Kenya oo Tabartooda aheyn laakiin ay allaah ula kaashanayaan la dagaalankooda.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada