VIDEO: Dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo tababar kusoo qaatay Ugandha

VIDEO: Dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo tababar kusoo qaatay Ugandha

daajis.com:-Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee loogu soo tababaray dalka Uganda ayaa la sheegay inay ku biireen dhaqdhaqaaqa Xarakada Al-Shabaab.

Warbaahinta caalamiga ayaa baahiyay warbixino iyo muuqaalo arintan ku saabsan iyadoo 3,600 askari oo lagu soo tababaray dalka Ugandha qaar ka mid ah ay ka mid noqdeen dagaalyahanada Shabaab.

Telefishinka Press TV ee laga leeyahay dalka Iiraan ayaa baahiyay muuqaal muujinaya dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo tababar ku soo qaatay dalka Uganda.

Saraakiil ka tirsan Dowladda Uganda ayaa beeniyay arrinta ku aadan in ciidamo lagu tababaray dalkooda ku biireen, iyadoo la sheegay in sarkaalkii ugu sareeyay dhinaca tababarka shaqada laga eryay.


Tababarka ciidamada Soomaaliya ee dibada ay ku qaadan jireen ayaa hadda loo soo wareejiyay magaalada Muqdisho, kaasoo ay gacan ka geysanayaan Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO TABABARKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada