DAAWO VIDEO:- Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxyada ruxay magaalada Nairobi+SAWIRRO

DAAWO VIDEO:- Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxyada ruxay magaalada Nairobi+SAWIRRO

daajis.com:-Wararki ugu dambeeyay ee aynu ka heleyno qaraxyo dhowr ah oo manta ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan inay geysteen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Mid ka mid ah Qaraxyada ayaa la sheegay inuu ka dhacay Suuqa Gikomba Market xilli uu aad loogu mashquulsanaa, waxaana Qaraxa Labaad uu ka dhex dhacay mid ka mid ah basaska Mataatuuga ee magaalada Nairobi.

Inta la ogyahay ilaa 10 qof ayaa ku dhimatay inkabdan 70 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen Qaraxyadaasi manta ruxay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Tirada dhimashada ayaa intaasi ka sii kordhi karto sida ay ku warramayaan dhaqaatiirta, maadama ay jiraan dad dhaawacyo culus uu soo gaaray.


Ciidamado farabadan ayaa soo buux dhaafiyay inawaaxiga Gikomba Market iyo wadooyinka halboowlaha u ah magaalada Nairobi.
Ilaa iyo iminka ma jiraan cid sheegatay qaraxyada maanta ka dhacay magaalada Nairobi.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA QARAXA NAIROBI:


Source:- Calanka FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada