DAAWO VIDEO: Weerarkii lagu qaaday xarunta Baarlamaanka

DAAWO VIDEO: Weerarkii lagu qaaday xarunta Baarlamaanka

daajis.com:-Weerarkaan ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, waxaana socda kulamo iyo shirar ay leeyihiin Hay'addaha amaanka oo war cad kasoo saari doona amuurtaan maanta dhacday.

Hay'addaha amaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in guul uu ku dhamaatay howlgal qaatay Shan saac, kadib markii ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku guuleysteen inay ka hortagaan kooxihii weerarka kusoo qaaday xarunta Baarlamaanka Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA WEERARKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada