Daawo:- Wiil sanad iyo saddex bilood jir ah oo ka soo dhacay 11-dabaq ku yaal magaalada Minneapolis

Daawo:- Wiil sanad iyo saddex bilood jir ah oo ka soo dhacay 11-dabaq ku yaal magaalada Minneapolis

daajis.com:-Wiil yar oo sanad iyo saddex bilood jira ayaa ka soo dhacay 11-dabaq ku yaal magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, iyadoo uu si xun u dhaawacmay.

Wiilkan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Muuse Dayib ayaa dabaqa ka soo dhacay markii balakoonka guriga ay furtay gabar yar, kadib markii aabaha dhalay uu banaanka aaday.

Dhaqaatiirta Isbitaalka Hennepin County ayaa sheegay in xaaladiisa ay tahay mid aad u halis ah, hase ahaatee wali la baxaaninayo, waxaana uu ka murkacday gacmaha, qoorta, iyadoo sambabaha ay wax gaareen.

Dhaqaatiirta ayaa si aad ah ula yaabay dhacdadan, iyagoo sheegay in hadii uu ahaan lahaa qof weyn uu dhiman lahaa, hase ahaatee lafaha jirkiisa oo aad u yar iyo goobta uu ku dhacay oo aheyd meel qashin ah ayaa bad baadisay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada