Daawo:- Wiil Yemani ah oo u Qubeeynaya Libaax halis ah

Daawo:- Wiil Yemani ah oo u Qubeeynaya Libaax halis ah

daajis.com:-In kastoo dadka qaar ay sheegaan, in xiriirka Xaywaanada iyo aadanaha uu yahay mid mugdi kujira, hadana taas waxaa beeninaya Muuqaalka aan idiin soo bandhigi doono, kaasoo cadeeynaya inuu jiro xiriir wanaagsan oo dhex mari kara aadanaha iyo Xaywaanada.


Muuqaalkan waxaad ku arki doontaan Wiil Yemani ah oo u qubeeynaya Libaax weyn oo halis ah, wiilkan ayaa mararka qaar Libaaxa canaanaya isagoo doonaya inuu u dhameytiro Qubeyska.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada