DEG-DEG:- Qaraxyo gil-gilay magaalada Mombasa iyo khasaaro ka dhashay

DEG-DEG:- Qaraxyo gil-gilay magaalada Mombasa iyo khasaaro ka dhashay

daajis.com:-Ugu yaraan labo qarax oo waaweyn ayaa waxa ay caawa ka dheceen magaalo madaxda labaad ee dalka Kenya ee Mombasa, kuwaas oo dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.


Wararku waxa ay intaa ku darayaan ilaa iyo iminka tirada dhimashada in ay mareyso 3, halka dhaawucuna caga-cageynayo tobaneeyo.

Xaaladda wali makala cada, waxaana goobta buux-dhaafiyay ciidamo isugu jira boolis iyo kuwa amniga ee dhar cadka.


Wiixii kusoo kordha kala soco DAAJIS

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada