Fariimo Jaceyl :- Kaliya Waxaa Jira Laba Waqti Oo Aan Doonayo In Aan Kula Joogo

Fariimo Jaceyl :- Kaliya Waxaa Jira Laba Waqti Oo Aan Doonayo In Aan Kula Joogo

daajis.com:-1- kaliya waxaa jira laba waqti oo aan doonayo in aan kula joogo adiga , Hadda, iyo Waligeed , waan ku jeclahay .

2- Hadiyaddii ugu fiicneyd ee aan nolosheyda helay waa jaceylkaada .

3- Waan ku jeclahay , waan ku jeclahay , arin sahlan ma aha in la qoro eraygaan iyadoo dareen uusan jirin , wax sahlan ma ahan in la qoslo iyadoo farxad aysan jirin , waa adag tahay in wax la jeclaado haddii qalbi jirin balse halka arin ee aan haysto ayaa ah jaceylkaada .

4- Marka aan ku soo eego , dhab ahaantii ma dafiri karo in aan u mahad celiyo alle waayo isaga ayaa ku siiyay quruxdaan aadka u sareysa .

5- Furayaal yar ayaa awoodda in ay furaan qufullo waa weyn , erayo yar ayaa gudbin kara fikrado aad u wanaagsan , sidoo kale eray xagaada iiga yimaada lagama yaabo in uu iga yeeli waayo maalintaas oo dhan mid dhoola cadeynaya , qaali dhoola cadeyntaada ayaan u xiisay


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada