daajis.com:-Waxay yiraahdaan “Hal sawir kun erey ka wax sheeg baddan”, haddii ay sidaasi tahay sawirka halkani ka muuqda ayaa naga kaafiya in aan wax badan sheegno, dabcan wax baddan oo aan sheegno ayaan heynaa, hase yeeshee sawirada qaarkood ayaanan u baahneyn in faahfaahin baddan laga bixiyo sababtoo ah iyagaa isugu filan in ay is faahfaahiyaan.
Hase yeeshee haddii aan faahfaahin yar raacino, sawirka waxaa ka muuqda hooyo Soomaaliyeed oo ku dhaawacan qarixii shalay ka dhacay Xamar, halkaasi oo ay ku dhinteen mas’uuliyiin dowladeed, iyo mid ka mid ah ilmaha hooyadan oo aad aragtaan in isagoo meyd ah uu dhabta u saaranyahay, mid kalana ay xambaarsantahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:09 and have
, Published at