Furiinkii dunida ugu qaalisanaa oo ku kacay $ 4.5 billion

Furiinkii dunida ugu qaalisanaa oo ku kacay $ 4.5 billion

daajis.com:-Maxkamad ku taal Geneva, ayaa billionaire u dhashay Ruushka oo lagu magacaabo Dmitry ribolovlave, ku xukuntay inuu bixiyo $ 4.5 billion, kadib markii ay kala tageen Xaaskiisi 2aad.

Xukunka Maxkamada ayaa ka dhigan in ribolovlave, oo ah Milkiilaha Naadiga (Monaco) ee ka dheeshay heerka 1aad ee Horyaalka Faransiiska uu Khasaari doono kala bar hantidiisa.

Ribolovlave, oo lagu naaneeso “King of fertilizers, ayaa ka ganacsada maadada loo yaqaan potassium, taasoo loo adeegsado daaweynta Beeraha.

Furiinkan ayaa lagu shegay, inuu yahay Furiinkii ugu qaalisanaa ee dunida soo mara.

Ribolovlave, ayaa Gabadhaan 23 sano kahor ku guursaday Khubrus.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada