Kenya oo xabsiga dhigtay wasiir & Xilibaan ka tirsan DF

Kenya oo xabsiga dhigtay wasiir & Xilibaan ka tirsan DF

daajis.com:-Wararka naga soo gaaraya Kenya, ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka ay xabsiga dhigeen Wasiir iyo xilibaan ka tirsan Doowlada Federaalka Soomaaliya.


Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta ( Saalim Caliyoow Ibroow) iyo Xilibaan Caadil Sheegoow Sagaar, ayaa waxaa xiray Ciidamada Booliska Kenya.


Labadaan Masuul ayaa sidoo kale, waxaa lala xiray Xaasaskooda iyo Caruurtooda.


Xiritanka Masuuliyiintan oo kusoo aaday xili ay ciidamada Kenya wadeen Howlgalo, ayaa waxaa la sheegay sababta loo xiray ineey tahay ineey haysteen Baasabooro aan sharci ahayn.


Wixii faah faahina oo kusoo kordha kala soco daajis.com


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada