Madaxweynha Dalka Mareykanka oo ka yaabsaday shacabka Mareykanka Muxu Sameeyay!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Madaxweynha Dalka Mareykanka oo ka yaabsaday shacabka Mareykanka Muxu Sameeyay!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Madaxweynha dalka Mareykanka ayaa waxa la sheegay inuu ka yaabsaday shacabka dalkaas Mareykanka gaar ahaana kuwa ku nool caasiamda dalkaas Mareykanka ee magaalada Washington, D.C. ka dib markii uu ka soo muuqday asagoo si caadi ah ugu lugeynaaya oo socod ku maraaya dariiqa magaalada arintaas oo ay la yaab iyo amakaag ay ka muujiyeen qaar badan oo ka mid ahaa shacakii la kulmay madaxweynaha. 


Madaxweynha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa waxaa la sheegay inuu ka yaabsaday shacabka ku nool caasimada dalkaas mareykanka ee magaalada Washington, D.C. ka dib markii uu madaxweyne Barack Obama uu socod ku soo dhexmarey qeybo ka mid ah magaaladaas iyadoona ay qaar badan oo ka mid ah shacabkii kula kulmay halkaas ay yaab iyo amakaag ay ku noqotey waxa ay arkeen, Madaxweyne Barack Obama oo xilligii uu ku guo jirey shacabkaas la kulmaayey dadka uu ku arko wadada uu maraayey ayaa sidoo kale waxaa uu dadkaas weydiinaayey magacooda iyo waxa ay ku mashquulsanaayeen waqtigaas, Qaar ka mid ah shacabkii la kulmay madaxweyne Barack Obama ayaa waxay ku noqotey arin lama filaan ah inay sidaas fudud ay kula kulmaan madaxweynahooda. 

Ugu dambeyntiina iyadoo madaxweyne Barack Obama uu socdkaas lama filaanka ah kaga yaabsaday dadka ku dhaqan magaalada Washington, D.C ee caasimada dalka Mareykanka ayaa waxaa socodka madaxwynaha waxaa mar walba hakad galinaayey dadka uu marxabeynaayey oo uu salaamaayey, Dadka uu madaxweynaha la kulmaayey ayaa waxaa ku adkayd inay rumaystaan inuu yahay dhab ahaan madaxweyne Barack Obama cida hortaagan ee ay salaamayaan iyadoona haweeney ka mid ahayd dadka uu madaxweyne Barack Obama kula kulmay wadada ay markii ay aamini weysay in qofka salaamaayo uu yahay madaxweynaha dalka Mareykanka ay weydiisay inuu arun ahaantii uu yahay madaxweyne Barack Obama taas oo uu madaxweynuhuna uu ugu jawaabay haa run ahaantii waxaan ahay madaxweyne Barack Obama. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada