Maraykanka oo Dacwad ku Oogay Askar Shiine ah

Maraykanka oo Dacwad ku Oogay Askar Shiine ah

daajis.com:-Dalka Maraykanka ayaa eedeeyey xubno ka mid ah militariga dalka Shiinaha in weerar dhinaca internetka ay ku qaadeen shirkado ganacsi oo dalka Maraykanka laga leeyahay.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka Eric Holder ayaa shir jaraa’id oo uu Isniintii shalay qabtay ku sheegay faahfaahinta eedeymahan.

Waa markii ugu horeysay ee dawladda Maraykanku ay eedeymo dambiilenimo u jeediso shaqaale dawlad kale.

Eedeymahan ayaa xurguf dhex dhigaya labada quwadood ee dhinaca dhaqaalaha dunida ugu waaweyn.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada