daajis.com:-Ciidamada Doowlada Federaalka, yaa saakay fashiliyay Qarax Baabuur
loogu xiray Xilibaan katirsan DF, kaasoo la doonayay in lagu qaarijiyo.
Xilibaanka ayaa dagan Hotel ku yaal Degmada Xamar Weyne oo lagu magacaabo “Hotel Noobo Janto”.
Xildhibaanka oo lagu magacaabo Cabdulaahi Axmed Xuseen Coonka.
Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray kuwaasoo fashiliyay qaraxa,
waxaana ay qabatayn dhowr qof oo meesha ka agdhawaa kuwaasoo looga
shakisan yahay qaraxa lagu xiray baabuurka xildhibaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:12 and have
, Published at