Tikniko fara badan oo maalin cad weerartay Baarlamaanka Liibiya & Xaalka oo sii xumaanaya (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Tikniko fara badan oo maalin cad weerartay Baarlamaanka Liibiya & Xaalka oo sii xumaanaya (Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Shacabka dalka Liibiya ayaa u darsaday kana shalaayay ridistii ay rideen Marxuum Mucamar Al Qadaafi hogaamiyihii hore ee dalkaas oo xiliyadii uu maamulayay wadankaan ahaa mid amnigiisa gacan bir ah ku jiray balse iminka isku badalay tusbax go´ay. 


Maleeshiyaad ka fara badan ciidamada Milatariga dalka Liibiya ayaa weli waxaa gacanta ugu jira Tikniko aad u fara badan kuwaas oo meeshii ay doonaan ku weeraro iyaga oo ka amar qaadanaya rag lagu sheegay Janaraalo balse xukun doon ah. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada