VIDEO:- Haweeney ka cabsi qabto iney u dhimato culeyska naasaheeda

VIDEO:- Haweeney ka cabsi qabto iney u dhimato culeyska naasaheeda

daajis.com:-Haweeney Jilaa ah oo lagu magacaabo Elizabeth Starr ayaa qaati ka taagan culeyska labadeeda Naas, taasoo ay u sii dheer yihiin xanuun daran oo xiliyada qaar ay dareento, waxayna sheegtay in ay cabsi ka qabto in ay u dhimato culeyskaasi iyo xanuunka daran.

Elizabeth Starr oo 43 sano jir ah ayaa 15 kii sano ee u danbeeyay naasaheeda waxay sameynayeen koriin saa'id ah, iyadoo dhaqaatiirta ku howlan xaaladeeda caafimaad ay dhowr jeer isku dayeen in ay xaliyaan koriinshaha naasaha Elizabeth Starr ayaa lagu guuleysan waaay, waxaana la marsiiyay dhowr qaliin.


Haweeneydan aya atiri waxaan ahay bam waqtiga aan qarxi doonana ma ogi oo waa wax dhici kara, taasi ayaana keentay inaan baqdin qaado.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada