VIDEO:- Nin mucjiso ku habsatay oo u dawarsada lacagta arooska gabadhiisa

VIDEO:- Nin mucjiso ku habsatay oo u dawarsada lacagta arooska gabadhiisa

daajis.com:-Mannan Mondal oo loo yaqaan Ninkii dhalaalayay ayaa cudur rabbaani ah ku habsaday yaraantiisii, isagoo ay u sii dheer tahay nolosha oo ay ku adag tahay.

Muuqaalka Ninkani oo 50 sano jir ah ayaa ka argagaxeysaa markaad aragto, isagoo ka dawarsadaa wadooyinka Delhi,  maalintiina hela lacag u dhiganta $5 dollar, lacgtaasi oo uu ku maareeyo nolosha qoyskiisa iyo lacagta arooska gabadhiisa oo dhaqan ahaan India laga bixiyo gabdhaha lacag.

Ninkan ayaa rajo ka qabo in xaaladiisa caafimaad iyo muuqaalkiisa ay wanaagsanaan doonto marka uu helo dhaqaale loogu sameeyo qaliin caalami ah.

Waxaa wajigiisa ka arkeysaa buro iyo hilib daboolay sankiisa, iyo afkiissa, ayna ku adag tahay inuu wax cuno.

HALKAN KA DAAWO MUCJISADAAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada