VIDEO QOSOL BADAN:- Ri dhabarka ka haysata Nin Baaskiil ku socda bartamaha Addis Ababa

VIDEO QOSOL BADAN:- Ri dhabarka ka haysata Nin Baaskiil ku socda bartamaha Addis Ababa

daajis.com:-Muuqaal cajiib ah oo lasoo dhigay Youtub-ka ayaa noqday kan ugu qosolka badan, kaasoo fikrado kala duwan laga dhiibtay, kadib markii nin Itoobiyaan ah uu magaalada Addis Ababa ku maray Baaskiil una suuragashay in uu dhabarkiisa ku qaado xayawaanka Ariga, kaasoo isna dhabarka iyo garbaha ka qabsaday.

Muuqaalkaan oo marka aad daawato aad kusoo cesh ceshan doontid ayaa leh xiiso, wuxuuna ninkani uu si xarago leh ula marayaa wadooyinka Addis Ababa, iyadoo ay dadka gaadiidka isticmaala ay indhahooda soo jiiday.


Magaalada Addis Ababa oo xiligan aad u mashquulsan wadooyinkana ay ku socdaan dhismooyin loo sameynayo wadooyin tareemada mara ayaa keentay in dadka qaarkiis isticmaalaan Baaskiilka iyo lugta oo ay maalaan, wuxuuna ninkani dareemin ciriiriga ka jira wadooyinka isaga iyo orgiga uu dhabarka u wado.

HOOS KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada