VIDEO:-Rag loo diiday in damiin lagu daayo dalka Kenya

VIDEO:-Rag loo diiday in damiin lagu daayo dalka Kenya

daajis.com:-Maxkamad ku taala Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya ayaa diidan in Damiin lagu sii daayo ku dhawaad Saddex Ruux oo loo heysto Qarax ka dhacay Saldhiga Booliska Pangani ee Magaalada Nairobi.

Saddexda Ruux ayaa waxaa la sheegay in Xiriir hoose ay la leeyihiin Ururka al Shabaab oo ka Dagaalama gudaha Soomaaliya kuwaasi oo shaaciyay in Dagaalkooda ay u rareen gudaha Dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada