AKHRISO Beelaha Soomaalida oo Deegaano kala calaameystay iyo sida ay u kala dagaan Deegaanadasi

AKHRISO Beelaha Soomaalida oo Deegaano kala calaameystay iyo sida ay u kala dagaan Deegaanadasi

daajis.com:-Akhristow waxaa maanta halkaani idinkugu heynaa in kabadan 14 Dowladood oo ay yeelatay Somalia kuwaasi oo ka dhex dhashay dhicidii Dowladii Siyaad Barre, waxa ayna Dowladahaasi salka ku hayaan Qabyaalad, waana qabiil calaameystay dhul islamarkaana iska dhex saaray Somalia inteeda kale.


1- Dowlada Banadir State :- (Abgaal+Murusade+Banaadiri+Habargiidr)2- Dowlada Puntland :- (Beelaha MAJEERTEEN+Laylakase+dishiishle)3- Dowlada Somaliland :- (Beelaha ISAAQ)4- Dowlada Khatumo State :- (Beelaha DHULBAHANTE)5- Dowlada Ximin iyo Xeeb :- (SALEEBAAN Ama Habargidir)6- Dowlada Galmudug State :- (Beelaha SACAD Ama Habargiidr)7- Dowlada Jubb-Land :- (Mariixaan+ OGAADEEN+Shiiqaal+Gaaljecel)8- Dowlada Hiiraan State :- (Beelaha Xawaadle+Gugundhabe+Gaaljecel+Habargiidr)9- Dowlada Koonfur-Galbeed 6-Lixda Gobol ee (Beelaha DABARRE-DIGIL IYO MIRIFLE iyo Hawiye)10- Dowlada Koonfur-Galbeed ee 3-Sedexda Gobol(Beelaha DABARRE-DIGIL IYO MIRIFLE iyo Hawiye)11- Dowlada Shabelle State(Hawiye+Digil)12- Dowlada Awdal State :- (Beelaha CIISE)13- Dowlada Maakhir State :- (Beelaha WARSANGALI)14- Dowlada Azania-Land (Ogaaden)15- Dowlada Ceel-buur State :- (Beelaha Murusade)

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 02:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada