Ciidamada dowladda oo baaritaano ka wada xaafado ku yaal Muqdisho

Ciidamada dowladda oo baaritaano ka wada xaafado ku yaal Muqdisho

daajis.com:-Howlgal balaaran ayaa waxa uu saakay ka socdaa xaafado ku yaal gobalka Banaadir, kaas oo ay fulinayaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda iyo kuwa AMISOM.

Howlgalkan oo xanibay isu-socodka xaafadaha ay baaritaanadu ka socdaan ayaa waxaa xiran wadooyinka soo gala, waxaana uu howlgalku ka socdaa nawaaxiga warshadda caanaha, kulliyaddii Jaalle Siyaad iyo qeybo ka mid ah wadada warshadaha.


Baaritaanadan guri-guriga ah ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan nawaaxiga warshadda caanaha qarax miino lagula eegtay taliyaha ciidamada xoogga, jeneral Indhaqarshe. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada