Daawo Muuqaal:- Adeegsiga daawooinka la isku cadeeyo oo laga deeriyay iyo Gabdhaha Soomalida oo aad u isticmaalo!!+warbixin

Daawo Muuqaal:- Adeegsiga daawooinka la isku cadeeyo oo laga deeriyay iyo Gabdhaha Soomalida oo aad u isticmaalo!!+warbixin

daajis.com:-Adeegsiga daawooinka la isku cadeeyo ayaa waxaa la sheegay inay si aad iyo aad ah ay ugu soo bateen gabdhaha Soomaalida iyadoona ay arintaasi ay keeni karto dhibaato baaxad weyn oo ku timaado jirka haweenkaas isticmaalaayo daawooyinkaas la isku cadeeyo.


Gabdhaha Soomaaiyeed ayaa waxaa la sheegay inay mudooyinkii ugu dambeeyey ay bilaabeen inay si xad dhaaf ah ay u isticmaalaan daawooyinka jirka lagu cadeeyo iyadoona ay gabdhahaas ay isku dayaan sidii ay jirkooda u cadeyn lahaayeen, Laakiin arintaas ayaa waxaa la sheegay inay ka dhalato dhibaato baaxad weyn oo soo wajahdo jirkooda haweenkaas is cadeeyey maadaama ay daawooyinkaas ay isticmaalayaan ay ka kooban yihiin waxyaabo kiimikaalis ah oo wax u dhimi kara jirkooda, Qaar ka mid ah gabdhahaas Soomaaliyeed oo is cadeeyey ayaa waxay sheegeen inay daawooyinka ay isticmaaleen ay ku keeneen dhibaato iyagoona sheegay inuu isbadal ku dhacay jirkooda gaar ahaana wajigooda islamarkaana ay dhibeyso ama aysan u adkeysan karin qoraxda iyo kuleylka caadiga ah.



Ugu dambeyntiina iyadoo gabdhahaas Soomaaliyeed ee jirkooda cadeeyey ay sheegeen sababta ugu weyn ee ay arintaas u sameeyeen inay tahay iyadoo ragii Soomaaliyeed aysan eegeyn ama aysan jecleyn gabdhaha midabka madoow leh ayaa arintaas ay keentay inay qaar badan oo ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed oo isku arkaya inay midab madoow leeyihiin si ay u soo jiitaan raga ka cararay ay isku dayaan inay cadeeyaan jirkooda iyagoo isticmaalaayo daawooyinkaas la isku cadeeya laakiin arintaas ayaa waxay u keentaa dhibaato caafimaad oo soo wajahdo jirkoodii qurxda badnaa ka hor inta aan loo isticmaalin daawooyinkaas la isku cadeeyo ee ka kooban kiimikada baabi'ineyso jirka bini'aadanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada