Daawo Muuqaal:- Arooskii iyo Maherkii Hodan C/raxmaan Iyo Mohamed Alta "Yaa ka Soo Qeyb galey"??

Daawo Muuqaal:- Arooskii iyo Maherkii Hodan C/raxmaan Iyo Mohamed Alta "Yaa ka Soo Qeyb galey"??

daajis.com:- iyadoo ay shalay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota maherkooda ka dhacay Fanaaniinta kala ah Hodan Cabdiraxman Dheere iyo Maxamed Alta oo ah Fanaaniin siweyn loo yaqaano,waxaana inta badan fanaaniinta ku nool Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesotaaysan soo xadirin maherka labada faanaan ee caanka ah.
Waxaa la yaab iyo Muscjiso ku noqtay Dadka Siweyn u la socda Dhaqdhaqaqa Fanka in ay sawirada iyo muuqaalka laga soo duubay meherkooda oo laga dhexwaayey fanaaniin la filaayey in ay garab is taagaan labada fanaan ee is calmaday oo ay is ku mehnad ahaayeen.
Fanaaniinta la filaayey in ay meherka ka soo qeybgalin waxaa ka mid ahaa.
1-Fanaanka Caanka ah ee Dalmar yare oo ah fanaan siweyn looyaqano saxiibo gooni ahna ay ahaayeen Hodana Abdiraxman iyo Maxamed Alto sigoonina hodan ayuga wada tirsanaan jireen Kooxdii Waayaha Cusub ee Nairobi ayaa laga wayay goobta Maherka .
2-fanaanada Fartuun Cumar oo iyana ah fanaanad ay is ku fiicnaayeen Hodan Abdiraxman ayaa soo xadirin waloow goor danbe habeenkii ah ay sawir soo wada galeen Fartuun Omar , Khalanjo iyo waliba Farxiyo Kabayare.
3-Sahro Omar dhuule waxaa ay ka mid aheyd saaxiibada aad ka ugu dhow Hodan Abdiraxman lakiin nasiibdaro waxaa waa laga waayey garabka hodan.
4-Fanaanka Cabdicasiis iskalaaji oo ah fanaan ay heeso talantaali ah wadaqaadeen Hodan Abdiraxman ayaa isana imaan Xafladii meherka Maxmaed Alto iyo Hodan Cabdiraxman Dheere.
sidoo kale Fanaaniinta aan ka soo qeyb galin meherka Hodan iyo Maxamed Alto waxaa ka mid ah Sahruuja ,Deeqa Bilan iyo Fananiin kale oo caan ah .
ilaayo hada si rasmi ah loma ogaanin sabata ay fanaanintan u imaan waayeen Xaflada meherka labada fanaan ee in muddo ah wada jilayay jaceylka.
http://video.daajis.com/2014/06/daawo-muuqaal-waa-kuwee-fanaaniinta-aan.html


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada