Mudane:- Faysal Cali Waraabe oo DF war cusub u sheegay

Mudane:- Faysal Cali Waraabe oo DF war cusub u sheegay

daajis.com:-Siyaasiga Reer Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa uu sheegay war cusub kuna saabsan siyaasadda dalka.

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay hadii ay wasiiro ka dhigaayaan rag kasoo jeeda gobalada Waqooyi, inay xilal u dhiibaan dad la yaqaano.

“Dad la yaqaano ayaa laga doonayaa dowladda Federaalka ah inay xilal u dhiibto, maxaa yeelay waqooyina wey leedahay, dad aan la aqoonna meesha waa ay keeneen”


Waraabe ayaa sheegay  dhanka kale in laga yaabo inuu miro aan wanaagsaneen kasoo baxo shirarka kala duwan ee u soconaaya Somaliland iyo dowladda Federaalka ah, waa sida uu hadalka u dhigaye.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada