Daawo Muuqaal:- Mucjisooyin Rabaani ah oo ka dhacay magaalooyin aad ugu dhaw caasimada Paris ee dalka Faransiiska

Daawo Muuqaal:- Mucjisooyin Rabaani ah oo ka dhacay magaalooyin aad ugu dhaw caasimada Paris ee dalka Faransiiska

daajis.com:-Magaalooyin ku yaala Waqooyiga dalka Faransiiska gaar ahaan kuwo aad ugu dhaw caasimada Paris ee dalkaas ayaa waxaa ka dhacay Mucjisooyin Rabaani ah oo aad uga yaabsaday shacabka ku nool deegaanadaas.

Inta badan dalalka ku yaala Qaarada Yurub waxaa 2 bilood ka hor ka biloowday xiliga Kuleeylaha oo looga soo baxay Qaboobaha iyo dhaxanta balse gudaha dalka Faransiiska Daruur ka soo curatay ayaa mar quraah waxay soo daadisay Dhagaxaanta u sameysan Baraf ahaanta ee dalalka Qaarada Yurub looga yaqaan ( Hagel) !!

Dhagaxaantaan Barafka ka sameeysan ayaa si toos ah u jajabiyay Muraayadaha gawaari fara badan iyo Guryo ka sameeysnaa Dhalooyin, waxeey arintaan ka yaabisay Shacabka dalka Faransiiska maadaama taariikh ahaan dalka Faransiiska aysan weli ka dhicin in bisha Juun oo kale Baraf uu cirka ka soo daato xili lagu gudo jiro Kuleeyaha (Summer Time) .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada