Daawo Sawir Jaciib:- Labo Nin oo farsamo cajiib ah ay la yimaadeen uga dhargay lacago Koobka Aduunka ee Brazil kasocda.

Daawo Sawir Jaciib:- Labo Nin oo farsamo cajiib ah ay la yimaadeen uga dhargay lacago Koobka Aduunka ee Brazil kasocda.

daajis.com:-Tan iyo markii uu biloowday tartanka Koobka Aduunka oo si xiise leh uga socda dalka Brazil ayaa waxaa soo if baxay labo nin oo si cajiib ah lacag ku hela kuwaas oo la soo shir tagay qaab qof kasta oo taageere dhab ah uu lacag ugu deeqayo.

Nimankaan is fahmay ayaa waxay soo sameeysteen Baaskiil aad dhirir badan oo ay gacantooda ku soo farsameysteen waxeeyna mar kasta labada dhinac ka soo taagaan Caalamada aalaaba dalalka markaas kulmaya. 


Dadka martida ku ah dalka Brazil kana kala yimid Dunida dacaladeeda ayaa ragaan ugu deeqa lacago fara badan balse maalinta xigta waxeey hadana soo qaataan Calamada dalalka kale ee ciyaarayo.

Mid ka mid ah ragaan oo lagu magacaabo Berti Redrigue wuxuu Saxaafada u sheegay inay lacagtii ugu bedneeyd ka heleen ama ugu deeqeen taageerayaasha dalalka Holland , France , Germany iyo Switzerland oo dhamaantood ka kala yimid wadamo dhaqaalo badan heesta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada