Daawo Sawirada :-Farmaajo oo taageerayaashiisa Xisbiga Tayo kula hadlay Magaalada Denhaag ee dalka Holland

Daawo Sawirada :-Farmaajo oo taageerayaashiisa Xisbiga Tayo kula hadlay Magaalada Denhaag ee dalka Holland

daajis.com:-Taageerayaasha Xisbiga Siyaasiga ah ee Tayo ee hogaamiya Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Denhaag ee dalka Nederland.

21 kii bishan oo ku beegan maalintii shalay oo sabti ah habeenimo axad soo galaysa ayaa kulankaas ka dhacay Magaalada Denhaag,

Mudane Farmaajo ayaa ka Qeyb qaatay doorashadii Madaxtinimo ee dalka Soomaaliya 2012 kii dhacday Dalka Soomaaliya oo uu ku Guuleestay Madaxwayne Xasan Shikh Maxamuud..

 Daawo Sawirada:- 





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada