Daawo Sawirada:- Farxiyo fiska oo soo bandhigtay Quruxdeeda Xiliga Summerka

Daawo Sawirada:- Farxiyo fiska oo soo bandhigtay Quruxdeeda Xiliga Summerka

daajis.com:-Fananada lagu tilmaamo in ay tahay boqorada codka ee qarnigaan Farxiya Fiska ayaa markaan la soo baxday muuqaal loo soo dhawaan karin ee ugu tala gashay in ay ku muujiso quruxdeeda xiliga Summerka ,iyadoo la soo baxday qurux iyo style ka yabiyay dad badan oo tageera.

Fanaanada Codka Macaan oo inta badan soo sarin muuqalda fanaaniinta wayahaan danbe ku tartamaan ayaa maanta soo dhigtay bogga facbook ku leedahay sawir dhoola tus ah, oo ay fanaaniin badan ugu shegayso in wali ka dhamaan.

Fiska ayaa si weyn isku cataysay marka fiiriso sawirka maanta ay soo bandhigtay waxayna dadka tageero cadeeyeen in Fiska aysan isbadalin balse summerka un uu is badalo.
Farxiya ayaa summuer walba markuu bilawdo soo bandhigto sawiro ay ugu talagashay tageerayasheeda kuna tusayso in wali qurxoontahay dhaxdeeda iyo jirkeedana is badalin
  



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada