Daawo Video:- Dalmar yare oo soo saray hees dareen leh

Daawo Video:- Dalmar yare oo soo saray hees dareen leh

daajis.com:-Fanaanka Dalmar Yare oo ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minnesota ,ayaa soo saaray hees cusub oo lagu magacaabo Diradiraale , waxaana heesta u duubay una farsamayay Director Samatar Said Salah.

Dalmar yare oo ah fanaanka wayahaan danbe heesta masraxa fanka dhalinyarada hadda jirta, isaga oo bil walbo hees soo saaro.


Sido kale muuqaalka heesta ayaa waxaa ka soo dhax muuqday Fanaanka Ahzaab  ,waxaana arkaysa,isaga oo kala dhax galay jilaaga heesta iyo Dalmar yare.

Heestaan ayaa ka sheekaynaysa dadka diradiraalayaasha ah iyada oo la ogeen in qisadaan ay ku dhacday fananaka Dalmar Yare in kale.

Fanaaniinta Soomaalida ee North America ayaa wayahaan danbe ku soo jiitay dadka fanka xiisayo heeso macaan iyo muuqaalo u roon indhaha qofka dawanaayo .





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada