Daawo Video:- 87 jir weli ay ku danbeyso Xirfadiisii Kubada Cagta

Daawo Video:- 87 jir weli ay ku danbeyso Xirfadiisii Kubada Cagta

daajis.com:-Iyadoo Saacado qura ay naga xigaan furitaanka Koobka Aduunka 2014, ayaa wadooyinka Dalka Brazil, waxaa ka socdo Fantisyo iyo soo dhaweyn loo sameeynayo maalinkaas weyn.


Hadaba nin 87 Jir ah, ayaa mid kamid ah wadooyinka Reo Dejinero, kusoo bandhigay Xirfadiisi Kubada Cagta, waxaana uu Kubadda u baleejeeynayay sidii waagii uu ahaa 15 sano jirka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada