SAWIRRO:- Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qayb galay shir heer caalami ah

SAWIRRO:- Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qayb galay shir heer caalami ah

daajis.com:-Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee xukumadda Soomaaliya ayaa ka qayb galay shirweyne caalami ah oo ka dhacay dalka Switzerland.

Shirkan oo ay marti gelisay hay'adda ITU ee fadhigeed tahay dalka Switzerland ayaa waxaa looga hadlayay Isgaarsiinta caalamka ee  World Summit on Information Society.
 
Wsiirka Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Maxamed Aadan Ibraahim ayaa khudbad ka jeediyay shirweynahaasi, waxaana uu sheegay in Isgaarsiinta Soomaaliya ay tahay mid wanaagsan oo saameeysa bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhaqaalaha iyo waxbarashada.
 
" Isgaarsiinta Soomaaliya aad ayay u wanagsantahay waxaana ay saameysaa bulshada, gaar ahaan dhaqaalaha iyo waxbarashada ayuu yiri wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee xukumadda Soomaaliya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada