DAAWO VIDEO: Jilaayaal reer Hindiya ah oo Flim Jacayl ku sameeyay xaafaada Somalida K/Afrika

DAAWO VIDEO: Jilaayaal reer Hindiya ah oo Flim Jacayl ku sameeyay xaafaada Somalida K/Afrika

daajis.com:-Jilaayaasha reer Hindiya ee caanka ah sida weyn na ay aflaantooda u daawadaan Soomaalida ayaa marki ugu horreysay Flim Jacaylka qayb ka mid ah ku sameeyay xaafadda ay Soomaalidu ka degan tahay magaalada Cape Town ee wadanka Afrika ee Bellville.

Flimkaan ayaa inti ay sameeynayeen waxaa daawade ka ahaa Soomaali badan oo iyagu la yaabanaa sida loo sameynayo Flimka maadama ay tahay marki ugu horreysay ee ay la kulmaan Flim la sameeynayo.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA AMA FLIMKA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada