DAAWO VIDEO: Messi oo mar kale Garoonka ku dhex Matagay xalay

DAAWO VIDEO: Messi oo mar kale Garoonka ku dhex Matagay xalay

daajis.com:-Laacibka xulka qaranka Arjentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa mar kale ku matagay garoonka ciyaartii xalay dhex mareysay xulalka Arjentina 2 iyo Slovenia 0.

Xiddiga Barcelona ayaa matagay markii uu xooggaa garoonka ku jiray, iyadoo ay tahay markii Sedaxaad oo uu garoonka ku matago Messi.

Bishii Maarso sidaan oo kale Messi wuxuu ku matagay garoonka ciyaar xulkiisa uu la ciyaarayay Romania, taasoo barbaro ku dhamaatay.

“Waa wax inta badan igu dhacda, waxa ay igu dhacday dhowr jeer intii aan u ciyaarayay kooxdeyda, sidaasi darteed ma jiraan wax laga walwalo.” ayuu Messi yiri.

Messi ayaa lagu xusuustaa inuu matagay sidoo kale kulankii Spanish Supercopa ee Real Madridsannadii 2011.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada